Madaxweynihii hore ee Masar oo geeriyooday iyo Madax kala duwan oo ka hadashay

Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarak ayaa geeriyooday sida lagu shaaciyay war laga sii daayay Telefishinka Qaranka Masar. Maxamed Xusni Mubaarak ayaa isaga oo 91-sano jir ah ku geeriyooday isbitaal kuyaala dalka Masar oo daaweyn loo geeyay, waxaana la sheegay in mudooyinkii dambe la il darnaa xanuuno. Madaxweynihii hore ee Masar Mubaarak ayaa … Continue reading Madaxweynihii hore ee Masar oo geeriyooday iyo Madax kala duwan oo ka hadashay